-
@ Khalid abdiqadir
2025-05-24 09:52:18🐋 Jeeb waynayasha (Whales) waxay iibsadaan Bitcoin si waalan oo aan horay loo arag! 🚀 Suuqu wuu kulul yahay, BTC waxaa lagu iibsaday malaayiin doolar daqiiqad kasta, iyadoo whales ay kasii xoojinayaan kalsoonidooda bull run-ka cusub. https://blossom.primal.net/f6581a8f9eec825459d38434316183e8fc4782a355b94843adb866b08951c5cd.jpg