-
@ Khalid abdiqadir
2025-05-22 20:57:11🔥 MAANTA: Bitcoin Pizza Day oo gaaray 15 sano! 🍕 Si loo xuso maalintii taariikhiga ahayd ee Bitcoin Pizza Day, shirkadaha Marathon iyo Gemini ayaa si gaar ah u: 🍕 qodeen block dhab ah oo $BTC ah – qaabkiisuna yahay slice pizza! https://blossom.primal.net/61ff4d4ce60d3ebf62fe7f038ee1dd2c36b27028993942596656916ee7b53b94.jpg