-

@ Clle Mataan
2025-05-22 20:52:11
BITCOIN: cid walibaaba wey aruursanoysaa,hay,adaha, companies ka waaweyn,dowladaha iyo shakhsiyaad kaba.
HADABA adiga maxaa kuu diidan ?
Halked se wax ka bilaabi?
First is weydii,Ma rabta in lacag sameysid mise ,
Hadey tahay haa,
BARO sida lacag loo sameeyo,
How to make money, then you will understand bitcoin.
Akhri bugta ka hadasha dhaqaalaha
《 the richest man in babylon》
After waxad fahmay inay lacgtu tahay mid la koriyo aysan ahyn mid hal mar degdeg lagu helo.
" Gedki orod lagu fuulo orod baa looga degaa".
So kori lacagtaada 1$ xita hadu yahay bitcoin ku tuur.
Save your money .
https://blossom.primal.net/566b12d5c6874ab05b2beae7eddbb116f240a1b6639290cd2196d148405b7147.jpg