-
@ Khalid abdiqadir
2025-05-23 17:28:18🚀 BULLISH BREAKING: US Bitcoin ETFs waxay heleen $1.5 bilyan oo inflows ah 2 maalmood gudahood! 📅 Waxaa lagu socdaa in bisha May ay jebiso rikoorkii ugu sareeyay abid – sababtoo ah baahida sare ee institutional investors! https://blossom.primal.net/1b184ed78cb20a977f4fe1652b87f33e46c9769b179fae6f16591333b660a3aa.png