-
@ Khalid abdiqadir
2025-05-23 17:28:38🚨 UPDATE CULUS: Bitcoin iyo Ethereum ETFs waxay arkeen in ka badan $1 bilyan oo daily inflows ah! 📈 Bitcoin wuxuu gaaray $111,000 – heerkii ugu sarreeyay tan iyo Janaayo! https://blossom.primal.net/cd1a77fff7c2822366e32f41aadd81e2c824c74cbd115f35ac152f8c6871fb2c.png