-
@ Khalid abdiqadir
2025-05-23 17:27:57🔥 SAYLOR: “No Tariffs on Bitcoin.” 🟧💥 🧠 Maxuu Ka Wadaa Michael Saylor? Michael Saylor – Founder of MicroStrategy & mid ka mid ah kuwa ugu waaweyn ee haya Bitcoin ($BTC), wuxuu tilmaamayaa: "Bitcoin lama saari karo cashuuraha kastamka (tariffs) sida badeecadaha kale." https://blossom.primal.net/cf2503b0a27d5b8102e7a085610b8458faf2de2597371cf6f598c6691a3bdebf.png